



Wasiirka Wasaaradda oo kormeeraya Keydka Daawada ee Isbitaalka Gobolka Bay
Adeegyada Wasaaradda Caafimaadka Dowladda KGS
Wacyigelin
In dadweynaha Koonfur Galbeed la siiyo wacyigelin ku aaddan xanuunnada ka jira geyiga iyo ka hortaggooda, si loo helo bulsho caafimaad qabta.
Caafimaad & Dawo Tayo leh
In bulshadu hesho Caafimaad iyo dawooyin tayo leh oo la hubiyey, si loo daryeelo caafimaadkooda iyada oo la ilaalinayo bedqabka bulshada.
Talaalka Caruurta
In dhammaan carruurta KGS ay helaan tallaalo kala duwan oo ka hortag u ah xanuunnada carruurta, kuwaas oo muhiim u ah caafimaadkooda iyo noloshooda.
Dib u dhis
In Wasaaraddu dhisto xarumo caafimaad oo ku filan bulshada Koonfur Galbeed, isla markaana ay dayactir ku samayso xarumaha caafimaadka ee hore u jiray, si loo xaqiijiyo adeegyo caafimaad oo tayo leh.
Heshiisyo & Iskaashi
In Wasaaraddu Caafimaadka DKGS la yeelato iskaashi iyo wada shaqeyn isbitaalada Garka loo leeyahay, si bulshada ay u hesho adeeg caafimaad oo tayo leh.
Tayeynta Xirfadlayaasha
in ay wasaaraddu hesho howlwadeeno xirfad iyo aqoon leh si loo gaaro yoolka 3aad ee SDG_G3, kaas oo ah "Good health and Weilbeing"
Wasiirrada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka DKGS

Hon. Said Ahmed Ali
Minister Of Health SWSS

Hon. Dr Hussein Mohamed Dahir
Deputy Minister Of Health SWSS

Dr Ibrahim Adan Ali
Diractor Ganeral Of MOH - SWSS
News & Health Events
Saaxiibada Wasaaradda Caafimaadka DKGS







